Ku soo dhowow bogga tacsiyada ee Hiiraancenter xilli kasta waad ku qori kartaa tacsiyada
INNAA LILLAAH WA INNAA ILEEYNAA RAAJACUUN KU SOO DHOWOW BOGGA TACSIYADA
Magaca; *
E-post: *
Websaitkaaga *
Magaalada *
Waddanka *
Si sax ah u qor *
Qor tacsiyadda *
  stort flin undrande lugn gråter dreglar glad arg ledsen sömnig leende förvånad retsam hjärta ros tummen upp tummen ner
 
Halkan ku Qor xarfaha kuu muuqda si sax ahna u qor
 

#3
2011-04-08 10:10
 
Magaca; doorwaaq 
Websaitkaaga mal 
Magaalada zurich 
Waddanka switzerland 
Si sax ah u qor إنالله و 
anigoo ku hadlaayo magaceyga iyo kan qoyskeyga waxaan halkaan tacsi tiiraayo leh ugu dirayaa dhamaan beelweynta saran soor gaar ahaan eheladii iyo qaraabadii uukageeriyooday marxuum gen,sh,xasan c,raxman maxamed .sh,xasan gumareey ama caano geel sida ay dadka qaar uyiqiineen waxaan leeyahay marxuumka ilaah janadii fardowsa ugu bishaareeyo intii uukatagayna samir iyo iimaan kaamil ah aamin إنالله وإناإليه راجعون
#2
2010-10-03 00:17
 
Magaca; doorwaaq 
Websaitkaaga leyguma arko 
Magaalada Graubünden 
Waddanka switzerland 
Si sax ah u qor INAA LILAAHI WA INAA ILEEHI RAAJICUUN 
ANAGOO KUHADLEYNA MAGACA JAALIYADDA BEESHA SARANSOOR EEKUNOOL WADANKA SWITZERLAD WAXAAN HALKAAN TACSI TIIRAAYO LEH UGU DIRAYNAA BEELWEYNGAALJECEL IYO WALIBA EHELKII IYO QOYSKII UU KATAGAY ALLAHA UNAXARIISTEE GUDOOMIYAHII GOLAHA DHAQANKA IYO MIDNIMADA BEESHA GAALJECEL (MARXUUM) MAXAMED KULMIYE MAYLE (OO KUMAGDHEERAA NABADOON MADAX KOOR)OO XALAY KU GEERIYOODAY MAGAALADA MUQDISHO WAXAAN LEENAHAY ILAAH JANADII FARDOWSA KAWARAABIYE QABRIGIISANA KHEYR HAKALA KULMIYA ANAGANA SAMIR IYO IIMAAN AAMINAAMIN AAMIN
#1
2010-09-26 18:56
 
Magaca; Bahda Hiiraancenter 
Magaalada Daafaha dunida 
Waddanka Caalamka oo dhan 
Si sax ah u qor mahadsanidiin 
Inaa Lilaahi waa INaa ILeyhi Raajicuuun Qadar Afar Saacadood oo Shaqada Webseetka aan joojin Doono Sababa La xiriira  Geeridii Naxdinta Laheyd ee Ku timid Xaaskii SIyaasiga Weyn Ee Cabdulahi Faax  Geeridii Ku timid Afadiisa Marxuumad Barey IBraaahim
Dhamaan Shaqaalada , Milkiilaha iyo Tafatiraha Webseetka Waxay taxsi tiraanyo leh Hawada Umaraniyaan Dhamaan Eheladii Qaraabadii iyo Dadkii ay ka geeriyoodeen Marxuumada Barey  Waxa leenahay Ilahey Janadii fardowso Ha idin Ka waraabiyo  Amiin Amiin Amiiin
Dhammaan bahda iyo aqrista yaasha hiiraancenter waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaa inta ay dhashay iyo inte ay sii dhaleen ehel iyo qaraabo gaar ahaan mudane Cabdullahi Macalin Faax geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Caruurtiisa hooyadoo in uu ilaa naga samir siiyo dhammaanteen uu iyadana ka waraabiyo naxariistii janno Aamiin
En gratis gästbok från GästbokDelux
Inta dhimatay allaha u naxariisto inta uu ka tagayna samir iyo imaan allaha siiyo