Ku soo dhowow Bogga martida ee www.hiirancenter.com xilli kasta waa online
DHAMMAAN FARIMAHA WAXAY SOO MARAYAAN MAAMULKA INTA AAN LA SII DEYNIN SIDAA DARTEED WUU YARA DAAHAYAA INTAADAN ARAG HADDII AY TAHAY AFLAGAADO GAAR LAMA FASAXAYO
MAGACAAGA
IMAILKAAGA
HADDII AAD LEEDAGAY WEB
WADDANKA,AAD JOOGTID
MAGAALADA
XAAFADDA
NOOCA FARRIINTAADA *
  stort flin undrande lugn gråter dreglar glad arg ledsen sömnig leende förvånad retsam hjärta ros tummen upp tummen ner
  FARRIIN QAAS AH FADLAN HATAABAN HALKAN HADDII AYSAN HIIRAANCENTER QAAS U AHAYN.
 
HALKAAS KU QOR SIDA. waxaan kaa codsaneynaa in aad alle ka baqdid aad dadka aflagaadeyn sida caruur dhiibo rayigaaga balse gef ruuxna ha ka gelin
 

Sida 1 av 12
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10  >  >>

#302
2011-08-19 10:50
geelleey
Canada
waxaa lagu faanaa maxaad ummadda u qabatay, marka aan ummadda leeyahay kama wado reer hiiraan ee waxaan ka wadaa ummadda soomaaliyeed.laguma faano anaa leh hiiraan waa maan gaabnimo in lagu murmo anaa hiiraan iska leh iyo malihid.

waxaa wanaagsan oo horumar lagu gaari karaa midnimo, waa in aad u fekerto qof kasta oo soomaali ah in uu yahay walaalkaa waayo waxaan wadaagnaa wax walba diin, dhaqan, luqad, midab.
waxaan aamin sanahay qof walba oo soomali ah meesha uu doono ha degganaaadee,soomaali, ethiopia, kenya iyo caalamka oo dhan in uu yahay walaalkeey
oo uu iga mudan yahay qaddarin iyo qiimayn aan la soo koobi karin.

waxaa heerkaan soomaaliya gaarsiiyey waa kala qeysanaanta oo asalkeeda ka timid gumaysi oo ah (divide and rule) oo macnaheedu yahay qeybi oo xukun. waxaa laysugu diray ummadda soomaaliyeed qabiil qabiil , jilib lib, iyo laf laf si ay isu layso inta soo hartayna cadawga uu laayo.
ka dibna laga qaato dhulka quruxda badan ee badda weyn iska leh.

waxaan qoraalkayga ku soo koobayaa hurdada ha laga koco cadawgayna ma aha soomaali ee waa qof allaale qofkii kuu tuso qof kale oo soomaali ah in uu cadaw kuu yahay , kaas ayaa ah cadawga runta ah ee ay waajib tahay in layska qabto.
#300
2011-08-07 03:48
ali abdi
kenya
nayrobi
islii
waxaa bahweynta reer hiiran u sheegi lahaa in ay ka tashadaan aayahooda sidey ku dhisi lahayeen maamul loo dhan yahay kana shaqeeyaan horumarka gobalka ayna isu haleyn kaalmo meelkale ugu timaad
#299
2011-07-27 23:18
Ruunkii
Wiilka samatalis waxaa tahay nin hooyadii qumaya katuurka shalay kagamay marka mahaboona in aan warka kuugu dheereeyo waayo waxaan ogahay in aadan waxba katarayn dhul gaaljecel oo wlh ah odayaasha beenta kuu sheegaya ee ku leh hiiraan ayaad leedahay yay ku qaldin nin jaahil waxba nagama taraayo jicibtaada kulaabo
Ceelasha biyaha gaaljecel in aad duugta iska saayee hadaa rag tahay markala afkaaga kasoo bixi
#298
2011-07-27 23:16
Ruunkii
Wiilka samatalis waxaa tahay nin hooyadii qumaya katuurka shalay kagamay marka mahaboona in aan warka kuugu dheereeyo waayo waxaan ogahay in aadan waxba katarayn dhul gaaljecel oo wlh ah odayaasha beenta kuu sheegaya ee ku leh hiiraan ayaad leedahay yay ku qaldin nin jaahil waxba nagama taraayo jicibtaada kulaabo
Ceelasha biyaha gaaljecel in aad duugta iska saayee hadaa rag tahay markala afkaaga kasoo bixi
#296
2011-07-07 18:38
xasayare
dadk an reer hiiraan , awooda ay sheganayaan ma ku leeyihiin hiiraan. mise wey iska sheegtaan saqsi ahaan waan waan ku faraxsanahay hadii awood ku
#295
2011-06-08 21:20
HIIRAAN 2011
BAL AAN ARAGNO LABAAXA YAR EE FARAQA LAGU SOO RIDANAAYO CIDA LAGU CABSI SIINAYO KKKKKKKKKKKKKK
#294
2011-06-08 21:16
FARRIIN QAAS AH
#293
2011-06-08 03:08
Daafac aadan ali
Tunis
Bangardan
Dacwa islami
K.k.k waxad ogaata ninka caynayow besha sharafta badan o xalal qudatada ah ee odaycad wad u gaftay aniga kuma caynayo lakin waxad moda in adtahay yibir yibir dhalay
#292
2011-06-06 21:32
juba
maya
maya
buqda
buqda
war ninkaan aan fartaba qori aqoon gugundhabe wax afsoomaaliga qora ma lawaayey,reer hiiraan ayuu ceebeeyey,
#291
2011-06-06 16:52
looz
maya
UK
london
lo
yaab waaye Xuseen anteeno dadkaan ku walacay Ninkaas waa nin weyn Cunugna Ma ahan Hada Gabar ayaan Ku Darnay oo xawaadle ah waliba singlr mather ah loooz Marka anteeno iska Bashaal Umadaan dhaaf reer sidiyaashaa u ronooow
#290
2011-06-05 13:11
XASAN YARE
UK
EAST LONDON
WESTHAM
WAAN IDIIN SALAMAY, ADEEROW CANUGAN SIDA LOO HADLO GARANEYNIN EE LA YIRAAHDO HUSEEN ANTEENO INTADAN U FASAXIN KA HOR WAA INAAD U SHEGTAAN INUU SOO BARTO SIDA LOO HADLO AMA WAX LOO SOO QORO
#289
2011-06-03 00:08
samatalis
hiiraan
geelaa badanaa ma mudnid in aan kuu jawaabo.lakiin in aan wax kuu sheego ayaan rabaa .
1) xawaadle waa qabiilka kaliye hiiraan nabadna u keeni kara dagaalna u keeni karo horta taas ayaan been aheyn

2) waxa aanan shaki ku jirin in xawaadle uusan u baahneyneyn wax la yiraahdo hawiye. hawiye asagaa u baahan xawaadle

tan kale waxa aad barateen kismaayo ilaa hargeysa ayaan daganahay hal tuulo oo soomaliya ka mid ahna ma ka talisid maxaa faaido eh ee kaa soo galayaao qowlka beenta ah ee adiga iyo reerkiina iska dhaadhiciseen

hadii aad warka magaca hiiraan iska daaynweysid walaahi labada ceel ee geela kaaga cabo ee ceel cali iyo buqda ee aad madax xawadle ku daaqdo yaan lagaa duugin geelana iyo gabdhahana lagaa qaadanin

anaga hadan xawadle nahay dadka ma dulmino daris wanaag ku joog .hadii kale sidii uu abgaal idinku galey jowhar ama kismaayo la idiinku kufsado yeysan idinkugu dhicin hiiraan

waxan alshabaab isku hayno waad fahmi kartaa oo ogaadeen ugu leyney waa magaca hiiraan . hiiraan ilaah ayey leedahay 4 samatalis ayey leedahay
#288
2011-05-24 10:29
geela badanaa
kk
kk
k
kk
daba geedn wuu xiranyahay xiuseen anteena faraha ka aqaad waa dhinsatay waayo nabar kudamqanaya ayuu taabanayana sida dameerka jac ladhahaayo waryaa leelkase maa tahay markaasuu yiri haa kii wuxu yiri beentiis waaye waxaanahay xawaad leh markaasuu inaad xawaadle tahay waan ogahay ee yaa kusheegay inaa leelkase tahay markaasuu yiri in nala difaacaa ayaan u nahay oo hawiye wuu nagumaaday maxa lay dinku gumaaday
dad yar ayaan nahay < adiga fariido faalada kudheeroo >
halkee dagtaan mae
kaa waxaa soo booday anteeno oo yiri smaaliya min raas casayr ilaa raas kaamboni waxay kadagaan jalalqsi iyo baladwenyne inta u dhaxaysa
waxa geela badanaa oo dadka xlaha badan ee maxjarada qabsaday halee daganyihiin
kasoo bilow bangal keenya ayaga dagan dhulka soomaalida hadana min raaskambooni illaa buq goosaar ayay joogaan
ilma wacwacle maxaa daba dhigay ragaan miisaan ka culus
aduunyada kuyar wayjhna gabdho cascas yihiin
nabar baa damqanayee haka taaban
adeer daba geed muxuu kaa hayaa
waan ogahay inaa tihiin agoon waayo
sanadkiiba waxaa qadka kabaxa kumanaan wacwacla ah qaar ethiopia xerato qaar qarax kudhinta iyo qaar leel kasa sheegta
s diyaar garoow maalinkaa hub soo qaadato ee aad is tiraah alay lahe galjecel waan ka aarsan kara iigu imoow jinbilley ama buqda xitta baladweyne haka cabsan



adeer hays weydiin maxaan kaa aarsada o aad iga samaysay sheekada sidaa maahan



waxaan kaa sameeyay waa kaa adigii aqrin waayay hiiraannet ama baladweyn ee qarashkaaga kubixiya ariska hrmuraka umada dagta goblada hiiraan iy midland
maalin walba xanuunsanaya markaad maqash oohinta aabaha banaanka lasoo dhigay
alla u naxariist inta bukta adiga camal
#287
2011-05-17 15:05
slam boy
beledwey
waa yaabe walahi dad qaar ee qora webkan waa sick people qaasatan ninkan la yiraahdo xusen anteno war ninyahow adigoo leh yuusuf daba geed yeysan nafa kaa bixin ee towxiidka qabso . yuusuf waa afarta samatils wax aad ka qaadi kartaan adiga iyo isirkaada ma lahan . hadii laxiroiyo hadii la soo daayo maxaa shaqadaada ka dhigey.sxb anigaa kuu sheegaayo meesha uu joogo 13/5/2011 hotel gion asaga iyo dooxada shabeele cabdifitaax iyo aadan cawaadle ahlusuna iyo col abdiraxman dowladaka socdey meeahaas ayaa lagu heshiisinaayey waxaana lasiiyey in uu gudoomiyaha gobalka noqodo waana ku heshiiyeen hadii ilaah laan gaab kaa dhigey oo wax aan kuu sameyn karno ma jirto inta hiiraan isku haysana waa xawaadle meel idinka furan ma jirto all gugandhabe i feel sorry man
#286
2011-05-09 11:46
xasan yare
uk
hull
granbay
waa salaman tihiin, see la yahay reer oday yoo ee baryahan akhbar malaha miyaa
#284
2011-04-28 01:12
FARRIIN QAAS AH
#283
2011-04-28 00:34
cumar maxamed xaaji
denmark
6705 esbjerg
stengardsvej
asc waxaa uu nasiibkeyga uu noqaday in aan noqdo somali marka ma wax fiican baa somali? mise waa wax xun? yaa i siin karo jawaab? b/y
#282
2011-04-25 01:12
samatalis
hiiraan
hiiraan
adeer doqondiide boy taladaaad sheegeyso iyo gaaljecelka aadsheegeyo ee hiiraan xooga kula leh inteeayuu joogaa? marka aad diric iyo gorgorad soo xirataan ayaan wax idinka siineynaa kkkkkkkkk xayawaan wax aan dad aheyn ayaad dad ka dhigtaa ma hiiraan ayaan xawaadle ogalanayaa in uu qbiilkale ka hadlo ama wax ka noqdo waa habeenkii xaley tagey riyo ayaad ku jirteen
#280
2011-04-21 17:03
FARRIIN QAAS AH
#279
2011-04-21 16:55
cabdirisaaq cabdishakuur x.maxme
doqondiide boy
may
soomaaliland
hargeesa
axmad dhaggax
aniga waxaan leeyahay waa in la mideeyo beelaha ku nool gobalka hiiraan gaar ahaan labada beel ee ugu ween xawwadle iyo islaamjecel ayana taageeraa diinta iyo dalka waa in u xawaadle is kadaayaa isl jeclaanta xilalk gobalka in uuu gartaa in ay rag la leeyihiin gobalk waxaan leeyahay beesh islaam jecel waa in aad ogaataan in aa tihiih beel awood badan oo wax qabsan karta isku tashta waxna ka qabsada howlaha socda waa in aad heshaan wasiir idiin qalmo bbbbbbby hanoolaato beesh islaam jecl
#278
2011-04-17 09:36
saxarla
Hegue
websitekan hiiraancenter waxaan ka mid ahay akhristaayaashiisa sida badan aad ula socda waxa uu qoro, waxaan rabaa inaan talo yar idinka siiyo marka qofka magaciisa la qorayo waa in la sheegaa magaciisa dhabta ah, xuseen anteeno waa nin dadaal badan hase ahaatee waxa uu qorayo marmarka qaar khalad baa ka fakada, sida Cinwaanka Shariif xasan ama shariif sakiin? marka la fiiriyo dhinaca journalismka ama dhexdhexaadnimada waa khalad in aad magacaas ugu yeerto qofka isagoo aadan ogeyn inuu oggol yahay tan labaad magacsuuqeedka in la isugu yeero kuma jirto. yaan la is dhihin shariifka may qaraabo yihiin ama is yaqaanaan waa rayigeyga websiteka qoraalada uu qoro sida ay u hufan yihiin ayaa fududeysa inuu akhristayaal badan yeesho. waa iga talo
#277
2011-04-11 08:56
FARRIIN QAAS AH
#276
2011-04-11 08:36
FARRIIN QAAS AH
#275
2011-03-23 12:35
mabadoon
yes
germany
berlin
hauptstr.
abdi sxb aduunyo laga soo tagay ayaaad daba socotaa sxb ma ogtahay ninka gacanta ka jaro dhagax kugu ilo in ay yihiin lafka mid ah gugundhaha sxb waad hurudaa ee dagabeed xabsi ayow ku jiraa ee xawaadle yaa umaqan lama yaqaan ninkii ahaa cabdi gaab sxb islii ayow maqaayad ku gadaa ee madaxdii xawaadle wax ka nool maleh ee waxaani waa wax laga soo shaqeyay sxb ee inta dibada ku hartay ha iska qayliyaan sida falastiin oo kale sxb hadii ay dhacdo itoobiyaan waa lagaga horee yaa sxb al shabaab waa lagaga horeyaa sxb ee caalaacalka waa rag ceebtiis ee horay ayaa loo dhahay hawiye turub baray ee hada galjecel turub baray waaye sxb ee xawaadle iska dhaaf ee waxaan rabnaa soomaali oo dhan in an gacanta ku soo jabto sxb sida xawaadle an gacanta ugu haayo cml sxb ee ogow mesha ad joogto maanta iyo madaxdada ee hadii ad hadalka sii badiso wax badan oo sir ah ayaan sheegi doonaa kkkkkkkkkkkkkkkk
#274
2011-03-11 13:51
saransoor
waxaa aan fududenay kusoo biiridda ururka u taagan dhalinyarada saransoor
hadaba waxaa jira cinwaano badan oo socila network ah sida facebook ama twitter
facebook waa
DHALINYARADA SARANSORIA
ama sin toos ah ula soo xiriir
SARANSORIA4@HOTMAIL.COM
En gratis gästbok från GästbokDelux