KU SOO DHOWAADA BOGGA RAIYAG EE HIIRAANCENTER
DHAMMAAN FARIMAHA WAXAY SOO MARAYAAN MAAMULKA INTA AAN LA SII DEYNIN SIDAA DARTEED WUU YARA DAAHAYAA INTAADAN ARAG HADDII AY TAHAY AFLAGAADO GAAR LAMA FASAXAYO
jaakat
malihi
malih
kenya
nairobi
ilsii
waxaa alla mahadiis ah in lahelo web u adeega beelweynta
geeljecel meel walba ee joogta waxaana ku dhiiragalinaa bahda
webka in eey sii wadaan hooshooda eeyn awacyi galiyaan dadka ee
kadhasheen si eey ula jaan qaadaan wax yaabaha kajira dunida ok
mahadsanidiin.byyyyyyyyyyyy
sadiiqc/laahi muse
nin
saudi arabiya
damaam
khubar
aad iyo aad baan ufaraxsanahay maanta
doqondiide boy
asiyaajaya
maya
kadaaaa
wa ninkiye
xxxxxxxxx
sxb sare doqondiide waa kanaa wa anigeee dabcan waxan filaa hal
wil ayan ku ogaa hindia ma jimcalaaaa hadi aad tahay fadlan
qoraalkaaga iyo cinwaakaga noo reebn hadi qof kale aad tahayna
sido kale wan ku baraneynaaa waa walalkaa
saransoor_doqondiide
malihi
India
Hyderabad
Mehdipatnam
Aad iyo aad ayaan ugu farax sanahay in lahelo website umada
soomaliyeed meel walbo ay joogto wax ka xigato. balse qowmiyada
ama umada webkan iska leh dadkeeda aqoon yahanada aniga oo
lahadlaayo kana faa ideysanayo chance kan waxaan halkaan ka
codsanayaa hal arin oo naga reebtay umada kale ee aan walaalaha
nahay ee soomaaliyeed oo ah in aanu iska warqabin oo taasina ay
cadaynayso dacayada nagula cayo oo ah _____ qaabna uma noolo
qiyaamona ma jiro..kkk...mida kale hiiraan oo kaliya maa hee
halagu darsado in aan jubooyinkane joogno...
saransoor grl
asc dadka islamka ah gaarahaan dhalinta webkan, walalyal maxaad
la aamusteen waqtigi aan ugu bahi badeen ka warhelida dalki gaar
ahaan gobolka hiiraan. mise dhibba idinka soray kalaguurki
b/weyne. waxaan idinka iyo shacabka reer hiiranba idiin rjeynaya
abni wal'amaan. wabillaahi tawfiiq
Jamac
somalia
Beledweyne
Howlwadaag
Ahmed
Malihi
Sweden
Örebro
Vivalla
Waxaan salaan buuxdo aan udiraa dhalinta ka,hoowl gasho web.kaan
waxaana kutagersanahay hor marka eey sameynayaan waxaana leeyahay
sii wada hormarkiina . Aniga waxaan member ka,ahay web.kaan waana
kutixanahay waliba si,aad ah ayaan udaneeyaaa .Good luck
faarax jaamac
sweden
Stockholm
Rinkeby
asc wrm wbr, salaan ka dib waxan ka codsan lahaa in shaqaalaha
webkaan la'igu daro, sababtoo ah waxaan ahay wariye..............
c/laahi kulmiye
web ma lahi
kenya
nairobi
thart street
waxan marka hore salaamay dhamaan shaqaalaha webka salaan ka dib
waxan codsanaya inaan ka mid noqdo shaqalaha webka waxan ahay
wariye ku sugan nairobi
Caga Jilic
Sudan
Khartum
Binabukar waad mahadsan tahay marlabaad waxan anigana hawada ka
leyahay horumarka hala hiigsado yanan la jifan Rer Hiiraan Bye
BIN
No
Somalia
MOGADISHU
KM 5
waxaan hawada idin somarinayaa salaanta Islaamka Asaaamu calaykum
Wr Wb salan kadib waad ku mahadsan tihiin Howsha aad u heysaan
Umadda Somaliyed gaar ahaan Reer Hiraan Waxan idin leyahay tani
wa bilowgii hurumarka ee sii wada wan gari donaa meel sare
DHamantin kheyr Ok.
ciyaalka xaafada
www.ciyaalka xaafada .com
cirka iyo dhulka u dhaxeeyaa
aduunka
baadiyo
abaa ani waxa aan taageraa mr shariif madaxweynaha aduunka
somalia
madaxweyna salaamo nooh
reer hiiraan seediyaal salaan sare adinkane
Jaamac
Somalia
Boosaaso
Boosaaso
Ummadda Somaliyeed waxaan u sheegi lahaa in ay iska qabtaan
Cabdullahi Yuusuf iyo waxa uu wato waa haddii ay doonayaan in ay
dowlad noqdaan
Gelle
hiiraancenter aad ayey u fiican tahay
Gelle
HOLLAND
HIIRAANCEN SALAAN QAALIYA
SI DIIRAN AYAAN IDIN SOO DHOWEYNEYNAA